ibrahim
|

geedka Ginseng muxuu qabtaa.

Ginseng  waa geed aad u daran oo u roon wadnaha iyo dhiigga, wuxuu ka baxaa dalka Korea iyo China iyo Canada iyo USA .  killda waxaa la gadaa 300$ ku dhowaad, geedka wuxuu kaloo taraa dhanka galmada dadka bahalka ka daciifay wuxuu siiyaa awood badan marka uu geedkan adeegsado Ginseng waa geed dabiici ah oo u roon maskaxda ruuxa u baahan inuu xifdigiisa kordho ha adeegsado Ginseng, isagoo caadi ah waxaad u cuni kartaa sida cadayga loo calaanjiyo waxaa kalood ka dhigi kartaa shaah, hadda waa la helaa isagoo shaah oo kale u diyaarsan, intaad keento biya kulul ayaad dhexgalinaysaa ilaa uu ka dhalaalo, wax dhib uu leeyahayna ma jiraan .
 

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=445

Posted by on Jul 25 2012. Filed under Caafimaadka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Current ye@r *

Recently Commented

  • shaafi hassan: real madrid- bayern munnich labada ayan jecla inay isku hagaagan de
  • adnan omar: chelsea vs galatasaray chel guuul wcn weliba guusha sare ee cup.kan