Romelu Lukaku oo ku biiray West Brom.
kooxda West Brom ayaa shaacisay in heshiis amaah ah kula soo wareegtay weraryahanka kooxda Chelsea Romelu Lukaku .
19 jirkaan ayaa kooxda Chelsea kaga soo biiray kooxda Anderlecht biishii August -2011 ,iyadoona ku soo iibsatay Aduun lacageed oo gaaraya £13million .
Weeraryahanakaan ayaa u saftay kooxda Blues.ka sideed kulan oo kaiya , isagoona anaan wax gool ah u dhalinin ,,iyadoo taasin ay sabab u tahay in kooxda uu a qabsan wayayay.
Ciyaaryahankaan da’da yar ee du dhashay dalka Belgian ayaa hore waxaa baadi goob ugu jirtay kooxda Fulham, waxayna tani ay meesha ka saarraysaa hamigii ay kooxdaasi ka qabtay helitaankiisa.
Romelu Lukaku ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu ku soo biiro West Brom, isa marakaana uu rajeenayo in xli ciyaareedkaan uu kooxda la gaari doono guulo wax ku ool ah.
W/D. Faisal mahamoud
www.qubanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=2332