|

Michael Carrick oo dib ugu soo laabanaya xulka Qaranka England(iyo Qaranka Egland oo lamagacabay)

Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Manchester United ayaa la sheegay in uu dib ugu soo noqondoono xulka qaranka Englamd kulanka saaxiibtinimo ay la ciyaari doonaan arbacada xigta xulka dhigooda Italy.

31 jirkaan ayaa ka soo kabtay xanuun ka soo wajahay wadnaha, waxaana uu kooxdiisa uu u saftayxiligaan kulankii ugu horeeyay , isagoona garoomada ka maqana muddo.

Ciyarayahanada laga soo tagay ee aan loo wicin kulankaasi in ay ka qayb galaan ayaa waxaa ka mid ah Wayne Rooney, John Terry or Ashley Cole iyo Rio Ferdinandoo aan isagau cadeen in gadaal looga soo darayo iyo in kale.

Ciyaaryahanada loo wacay in ay kulanakasi ka qaybgalaan ayaa waxaa ay kala yihiin sida tan.

Full squad:

Goalkeepers: Jack Butland (Birmingham City), Joe Hart (Manchester City), John Ruddy (Norwich City).

Defenders: Leighton Baines (Everton), Ryan Bertrand (Chelsea), Gary Cahill (Chelsea), Steven Caulker (Tottenham Hotspur), Phil Jagielka (Everton), Kyle Walker (Tottenham Hotspur).

Midfielders: Michael Carrick (Manchester United), Tom Cleverley (Manchester United), Frank Lampard (Chelsea), Adam Johnson (Manchester City), Jake Livermore (Tottenham Hotspur), James Milner (Manchester City), Alex Oxlade-Chamberlain (Arsenal), Jack Rodwell (Everton), Ashley Young (Manchester United).

Forwards: Andy Carroll (Liverpool), Jermain Defoe (Tottenham Hotspur), Daniel Sturridge (Chelsea), Theo Walcott (Arsenal).

W.d Faysal Maxamuud

www.qubanaha.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=2423

Posted by on Aug 11 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented