|

Tababare Robert mancini oo diiday in mario palotelli la ii biyo.

Tababare Robert mancini ayaa ayaa dib ugu celiyay dalabaadyo badan ee kooxo soo dal badeen ciyaaryahanka carada badan super mario palotelli.

Ciyaaryahan 20 jirka ah ee super Mario ayaa sedex goal cajib ah ka dhaliyay euro 2012 Garabna kusiiyay kooxda qaranka italy in ay yimaadaan finalka koobkaas laakin se laga Qaaday kadib markii ay isku dhaceen xulka qaranka spain oo aya wacdaro cajiib ka dhigay dunida iyo garoomadi lagu qabtay koobka EURO 2012.

Muncini ayaa muujiyay ilaa 5 kooxood in ay soo dalbadeen ciyaaryahanka laakin kuligood waxeynu u sheegeenay in palotelli aan la heli Karin

“waxaa jiray 4 kooxood ama 5 kooxood oo aan aheen kuwa talyaaniga oo kaliya ee waxa kamid ah kuwo france ah” sidaa ayuu yiri Robert muncini.

“waxaa soo dalbadeen kooxo wa weyn oo qiimo uleh isportiga  lakin palotelli waa ciyaaryahan weyn mana filayo inuu ogo laan doono kooxahaas.

Robert muncini waxuu yiri “waxaan filayaa maadaama uu euro ka qeyb galay ciyar yahanka waxu ka baran doonaa sida xushmadeesan ee loo ciyaaro kubada ayuu yiri”sababtoo ah Mario waa nin caro badan oo la dagaalama ciyaryahanad kazoo horjeeda taasina uma wanaagsana ciyaaryahan weyn.

“waan filayaa in dabecadihiisa wax ay iska badalaan xili ciyaredkan” muncini ayaa sidaa yiri.

W/D FETAH ALI (LIIDA)

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=2400

Posted by on Aug 11 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented