|

Di matteo: city waa koox la jecleesan karo.

Robert Di matteo ayaa dareensan in mun city ee tahay koox ku guulesan kareeso premier league xili ciyaareedkan halka Chelsea ay la daalaa dhaceeso ciyaarihii champions leage ee sanadan bilowgiisii 

Munchester city ayaa xili ciyaaredkii hore ku guulesatay horyaalka dalka England kadib Marki hal goal ay ka dheeratay naadiga Manchester united, Manchester city ayaa hada Waxaa dar dar hor leh ku bilowday xili ciyaareedkan kadib markee shalay kooxda Chelsea ay kaga badisay 3-2 kana qaaday koobka community shield.

Guushaa shalay city ay gaadhay waxaa daba socday iyadoo soo gaba gabeesay in ay Lasoo wareegan ciyaaryahanka jack rodwell ee u ciyaara everton sidoo kale tababare Robert Di matteo ayaa yidhi mancini waa in uuka faa ideestaa suuqa kala iibsiga inta Uusan xirmin.

 

Di matteo yaa asaga waxuu xoojinayaa kooxdiisa Chelsea xili ciyaareedkan si markale ay Ugu guuleesan lahaayeen champons leage iyo horyaalka England waxaana la ogyahay in Laacibkii weynaa ee u ciyaari jiray kooxda Chelsea ciyaryahan drogba uu ka hayaamay Naadigaas.

 FETAH ALI (LIIDA)

www.qubanaha.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=2551

Posted by on Aug 13 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented