|

Real Madrid diyaar aye u tahay tartamada adag.

Tababare ku xigeenka kooxda Real Madrid aayaa qiray in ay raadin doonaan sida ugu dhaqsiyaha badan sida ay real Madrid usoo bandhigi laheed qaab ciyaareed fiican xili ciyaaredka soo socdan waa mid ka adag kii hore..

Real Madrid ayaa ku guuleesatay xili ciyaareedkii aan soo dhaafnay iyadoo awood muujisay kana qaaday Barcelona oo iyada ceyrsaneesay kooxdaas real MadridLaakin hada real Madrid waa in ay difaacataa taajka loo xiray xili ciyaareedkii aan kazoo gudubnay ka gadaal markee ku guuleesatay horyaalka la liga ha ee spain.

Sidoo kale real Madrid waxee u tartameesaa in ay ku guuleesato cha,pions leage sanadan sababtoo ah jose mourinho waxuu doonayaa in uu ku guuleesto koobka qaarada yurub waxuu Kaloo doonayaa inuu kula guuleesto naadigii sadaxaad ee wadama kala duwan ka tirsan asagoo horey ugu soo guuleestay champions leage kooxda fc porto sanadii 2004 halka sanadii 2010 uu kula guuleestay kooxda inter Milan.

Kuxigeenka mourinho ayaa sheegay in ay wajihi doonaan kulama iyo ciyaaro adag kuwas oo ay la yeelan doonann kooxo kala duwan marka “waa in aynu isku diyaarina sidii aan u wiiqi Laheen kooxkastoo inaga horyimaado” sidaa ayuu yiri tababare ku xigeenka real Madrid karanka

 

“Waxeynu ubaahan nahay ciyaaryahano karti leh go aana leh waa hadii aynu dooneeno guul”

fetah ali (liida)

www.qubanaha.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=2614

Posted by on Aug 13 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented