SOOMAALIYEEY CAQLIGEENU MANA SAMEEYEY MISE WUU NA SUMEEYEY?
1- Inaan qarankii xabaalno.
2- Inaan qabiil kala ahaanno.
3- Inaan qoqob qiime moodno.
4- Inaan dhalintii khaldeeyno.
5- Inaan caruurtii qarxayno.
6- Inaan odayadii qafaalno.
7- Inaan haweenkii qisaasno.
8- Inaan qurba wareeg ahaanno.
9- Inaan qiyamkii iloowno.
10- Inaan qaajada casuunno.
7- Inaan haweenkii qisaasno.
8- Inaan qurba wareeg ahaanno.
9- Inaan qiyamkii iloowno.
10- Inaan qaajada casuunno.
11- Inaan qorshihii dhantaalno.
12- Inaan siyaasi kharbaan ah.
13- Kolba ku kala qoys ahaanno.
14- Isagoo danihiisa qeexan.
15- Marba qoys kula ordaaya.
12- Inaan siyaasi kharbaan ah.
13- Kolba ku kala qoys ahaanno.
14- Isagoo danihiisa qeexan.
15- Marba qoys kula ordaaya.
16- Inaan teenni ka khoofno.
17- Inaan wejji khafiif ahaanno.
18- Inagoo bilaa qiime dhoon ah.
19- In South Africa nalaku qalo.
20- In badaha nakalu qaroqo.
17- Inaan wejji khafiif ahaanno.
18- Inagoo bilaa qiime dhoon ah.
19- In South Africa nalaku qalo.
20- In badaha nakalu qaroqo.
21- In gabdheheennii qurxoonaa.
22- Qalamjalam lagu haayo toos ah.
23- Iyadoo khayraadkii la qaadan.
24- Inaan qayrkeen baryayno.
22- Qalamjalam lagu haayo toos ah.
23- Iyadoo khayraadkii la qaadan.
24- Inaan qayrkeen baryayno.
25- Inaan ceeyr ku qaaya seegno.
26- Inaan qaranimo la xeerin.
27- Inaan midnimadii la qaadan.
28- Ma Qaadir baa nagu xukumay?
29- Mise khiyaarkeen baan dhahnaa?
30- Naga qabo qalbigeenna qooqan?
Woooow..!! Yaa hadaba naga caqli badan.??
www.qubanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=2622
