|

Ban Ki-Moon :Waxaan ka Walaacsanahay in ay dhacdo dib u dhigis lagu sameeyo Doorashada Madaxtinimo ee Soomaaliya.

Afhayeen u hadlay  Xogahayaha guudo ee QM Ban  Ki-mon ayaa shegay in Ban uu ka walacsan yahay in ay dib u dhacdo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wodo in laqabto 20 bishan ,taasi oo saba looga dhigaayo is qab qabsiga la xiriira arimaha  Soo xulista Barlamanka Soomaliya oo wali Xal aan laga gaarin.

Afhayeenka Ban Ki-moon, ayaa sheegay in QM ay ugu baaqeyso Siyaasiyiinta soomaliyeed ,iyo odayasha dhaqanka iyo qeybaha kale ee howshan ku jira in ay ka gudbaan wax yabaha ay is ku hayaan ay na fiiriyaan danaha shacabka Soomaaliyeed.

Ban ki -moon ayaa ku adkeyey  odayaasha dhankanka Soomaaliyeed in ay naqoto  shaqadooda mid hormar leh oo ka gudubta  argigixinta ,qasabka iyo Musuq masuqa,waxana uu sidookale uu u shegay gudiga Doorashooyinka in ay waajibtahay soo bandhigista waajibaadkooda si xur ah oo aysan eexasho ku jirin iyagoo aan ka abqeynin aar gudasho,waxaana waa jib ah sidookale ayuu yiri Ban in shaqada gudiga la xushmeeyo.

Xogahayaha guud ee QM waxa auu dhiirigalainayaa gooshii hormarka aheyd e lagaaray lagana gaaray dhanka siyaasada lakin waxaa uu ka walaacsanyahay in guushaasi ay lunto sidaasiana waxaa shegay afhayeen u ahdaly Ban.

www.qubanaha.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=2654

Posted by on Aug 14 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented