Bendtner oo damacsan in uu isaga tago Arsenal.
Ciyaryahan Bendtner ayaa sheegay in uu doonayo in uu isaga tago kooxda Arsenal ee dalka England, isagoona doonayo in uu a ciyaaro dalalaka Italy, Spain ama Germany midkood.Weeraryahanka xulka qaranka Denmark Bendtner oo xili ciyaareedkii hore kooxdiisa Arsenal amah ku siiyay kooxda Sunderland , ayaa doorbidaya in uu isaga tago kooxdiiisa , maadaama uusan boos joogto ah ka helay .
The 22-year-old has previously stated that he would not play for the Gunners again due to a lack of first team opportunities, and was farmed out on loan to Sunderland on transfer deadline day last summe
22 jirkaan ayaa usoo dhamaaday xili ciyaareedkaan heshiiskiisa amaahda ahaa ee uu kala joogay kooxda Arsenal , wuxuuna sheegay in aysan jirin fursado uga bananakooxda , isla maraakana uu hatan jecelyahay in uu ka duuduubto kooxda arsenal oo leh milkiyada ciyaaryahanka.
Si kastaba ha ahaatee hadalka ka soo baxay ciyaaryahanka ayaa waxaa laga yaabaa in ay soo baxaan kooxo badan oo daneenaya saxiixa ciyaarayahanaka maadaama uu ciyaaro wnaagsan usoo bandhigay Euro 2012.
W/D Faysal Maxamuud
www.qubanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=2658