|

Frank Lampard oo loo doortay in uu noqdo kabtanka England .

Ciyaarayahanaka qadka dhexe Frank Lampard ayaa dib loogu jeeray xulka Qaranka England , isagoona ciyaari doono kulanaka arbacada ay la ciyaari doonaan xulka Italy.

Roy Hodgson is oo ah macalinka xulka England ayaa sheegay dib uyeerida Frank Lampard uu uu ugu yeeray xulka o in uu noqdo kabtanka xulka .

Lampard ayaan laga reebay xulkii Euro 2012 ka dib markii ciyaaryahanka ay soo wajaheen dhibaatooyin fara badan , waxanaa iminka uu doonayaa in uu ka mid noqdo qorshaha loogu soo baxaya isreebreebka koobka Adduunka loogu soo baxayo.

Hodgson ayaa sheegay in Frank Lampard uu ka mid yahay qorshaha uu doonayo in uu wejiyo cusub ku soo kordhiyo xulka , isla marakaana uu dib uahayn ku sameeyo.

Xulka England ayaa lagu wadaa in lagu soo biiryo wejiyo cusub , kulanka saaxiibtinimo ee la ciyaari doonaan xulka Italy.

W/D Faysal Maxamuud

www.qubanaha.com

 

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=2750

Posted by on Aug 14 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented