Hanbalyo iyo dhalasho Farxadleh.

Aabe Yuusf Macalin Cabdi Hooyo Shukri Xirsi Maxamed
adeer Axmed Maxamed
Sahra Yuusuf
Seynab Yusuf (degan)
Farxiya yusuf (ladan)
Cabdi salaan Yuusuf (shiine)
Nasra Axmed
Najma Axmed
Kamal Axmed
Keyse Axmed
Abshirudiin Yuusuf
Abdulaahi Taajiroow
Amino maclin Xasan
dhamaan asaxaabtan waxay hambalyo u dirayaan Cabdi fataax cabdullahi cismaan iyo Muna Yuusuf (Muna Lucky) oo xalay ay gabadhi ugu dhalatay magaalada Zurich ee dalka Switzerland gabadhaasi oo loo bixiyay Nihaal soo bar baar ayaan leenahay noqo tii diinteeda,dalkeeda iyo dadkeedaba anfacda aamiin.
www.qubanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=2754