|

Muran xog Badan oo wali ka jira Xubinta Barlamanka Cusub ee la siyey Soddogga Madaxweyne Shariif (Akhriso warsaxaafdeed Arinkaasi laga soo saaray)

JAMHUURIYADDA   SOOMAALIYA

                                                                                   12/8/2012

KU: GUDDIGA FARSAMADA EE XALINTA KHILAAFAADKA XULITAANKA  XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA CUSUB.

Ujeeddo: DACWAD LIDI KU AH   immaam Sheekh Cusmaan-yarow.

Salaanta Islaamka ka dib.

Anigoo ah Xildhibaan:  Garweyne  Kuulow  Aweys  ahna shaqsiga Dacwoonaya 90% waxaa I soo gaaraya in Mustafa Maxamed Cabdulaahi ( Soddogga Madaxweynaha ) Lagu soo celiyay Immaam  Sheekh Cusmaan –yarow .. immaanka Banaadiri  kadib markii Dacwad hore aan ka qoray Mustafaha …..Illaah mahadiis.

Haddaba Isagoo og Imaamka (Xaaladeyda ) In aan :

  1. Weli Shabbaabka taarget u ahay.
  2. Weli Marka Cadeey aadi Karin.
  3. Weli Xamar qaxooti ku ahay Aniga iyo Caruurtey oo Cutadeyna iyo Waxbarasha ilma-heyga  iyo Guri ijaarka haysan  iyo wax la mid ah .

Cuqdadda uu ii qabo darted isagoo culumo ah maka fillaayo  200% inuu Xaqeyga ii soo celinaayo ama xataa uu dhexdeena dhigaayo halkaas boos Xildhibaan oo awalba aniga u keenay reer Marka Cadeey Banaadiri  16koofi ahaan.

Aniga Illaahey ka sokoow Guddigiinaan Farsamo ee Xallinta khilaafaadka ayaan ku kalsoonahay in aad xalisaan arintan oo aydaan  Immaan Cusmaan-yarow dhihinna xalli arintan waayo aniga kalsooni kuma qabi ( Waa in taasoo adduun la tusaa ) Wallaahu aclam.

QAALA( scw ) UNSUR AKHAAKA DAALIMAN OW MADLUUMAN.

WABILLAAHI  TOWFIIQ

DACWOODE:

XILDHIBAAN  GARWEYNE KUULOW AWEYS          TEL.  0615573134                                               LA DACWEEYE: IMMAAM CUSMAAN-YAROW      TEL.  0615587248

 www.qubanaha.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=2761

Posted by on Aug 14 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented