|

Franck Ribery iyo Karim Benzema oo maxakamad la soo tagaayo dhawaan(Sabata Maxay tahay )

Xidigaha kubada cagta  reer france ,Franck Ribery iyo  Karim Benzema ayaa lagu wadaa in ay wajahaan maxkamad kadib markii lagu edeyey in ay u galmoodeen gabar  aan qaan gaarin.

Labadan ciyaar yahan ,ayaa wajhaya edeymo iyadoo sidookale dhinacooda ay ka muuqan doonaan ila sideed ruux oo kale ,sida lagu helay war  cadeynaya arinkaasi oo loo soo gudbiyey qadiga Maxkada oo lagu magacaabo ,Andre Dando  is buucan sida laga soo xigtay  war bixino lagu soo aruuriyey dadka la shaqeyaa naagaha jirkooda ka ganacsada .

Kisikana ,ayaa waxa uu bilowday oo uu soo shacbaxay  2010  markii Zahia Dehar ay shegtay in werar yahanka koxda Real Madrid   Benzema  uu la sexday oo u galmooday 2008  markaasi oo ay jirtay 16 sano, Dehar ayaa sidookale shegtay in Ribery uu isna sanad kadib uu la raxeystay kadibna uu la galmooday  markii ay u duushay Magalda Munich oo uu falkaasi ka dhacay.

bishii November ee sanadkii hore ayaa  Ribery and Benzema,  lagu soo w aramay in ay in kireen kiiskaan ,maxa ayeelay lama soconin in gabdha ay galmada la sameyeyn ay ahed qof qaan gar ah iyo qof  yar oo aan wali qaan gaarin .

Dehar, ayaa hada jirta 20 sano waxana ,ay ka noqtay wadanka France qof can ah tan iyo markii ay shekadaan soo shacbaday waxaana ay qirtay in labadan cayaartoy aysan ogeyn in ay qaan gar aheyd iyo in kale markii ay falkaani sameynayeen.

Hadii lagu helo Ribery iyo  Benzema danbigaan waxaa ay wahjahayaan Sadax sano oo xarig ama in ay baxshaan  £35,000  oo ganaax ah sida ay shaciyeen qareenada labadan ciyaar yahan maanata .

 www.qubanaha.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=2766

Posted by on Aug 15 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented