Shiikh Cariif :dhurwaa xalaal Ma’ahan ,Shiikh Umal :Dhruwaa Waa Xalaal (dhageyso codod kooda)
markii laga war helay in magalada Kismaayo ee jubada Hoose laga cuno hilibka dhurwaaga ayaa waxaa su’aalo laga weydiyey arinkaasi ,wadaado caan ah oo ay ka mid yihiin shikh maxamuud cariif iyo shiikh umul , iyadoo shiikh Umul yiri dhurwaaga waa xalaal Halka shiikh cariif uu sheegay in dhurwaaga uusan xalala aheyn .dhageeso si aad wax badan ugu ogato arinkaan wadadada codod kooda.
http://qaranka.net/wp-content/uploads/2012/08/Umal.mp3
http://qaranka.net/wp-content/uploads/2012/08/Sheekh-Maxamud-Aw-Cabdile-Carif.mp3
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=2880
