Weriyayaasha Holland oo si kulul uga hadlay dilalka suxufiyiinta Muqdishu (Dhageyso)
Barnaamij ku saabsan suxufiyiinta Somalida ee degan dalka Holland ayaa si weyn u cambaareeyey islamarkaana walaac xoog leh ka muujiyey dilalkii ugu dambeeyey ee loo geystay weriyayaasha Muqdishu Halkan ka dhageyso
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=2838