|

Modric oo real madrid wax yar u jira.

Maqaalada website sky sports ayaa waxaa lagu qoray in real Madrid heshiis ay la gashay Kooxda tottenham in ay ka iibsadaan laacibka kooxdaas tottenham luka modric.

In kastoo warar lagu kalsoon yahay laga helay in real ay heshiis toos ah lagashay kooxda Tottenham ayaa bixineesa  23.6 milyan oo yuuro oo hormaris meshaar ah halka 3.9 milyan yuuro oo dheeraad ahna bixin doona .

Si kastaba ha ahaate heshiiskan ayaa wada gaadhay kooxaha real Madrid iyo kooxda Tottenham laakin waxaa la aminsanyahay in heshiiskan waxba uusan soo kordhin Doonin sababtoo ah kooxda tottenham waxee sheegeen in ay san dhiibi doonin Laacibkooda kaaxdaas ee modric  ilaa ay ka helaan lacib badali kara booskaas uu Faarujin doono laacibka kooxdaaas inta uusan xermin suuqa kala iibsiga.

Hadii ay la wareegidaan modric ee real Madrid sax noqota ayaa waxaa soo gaba gaboobi Doona damaca kooxaha quud dareenayay lacabkan luka modric

Modric waa laacib weyn una qalma in uu u ciyaaro kooxo waa weyn sida real Madrid iyo Munchester united oo ayaga kuwada tartamayay in ay ku guuleestaan lasoo Mareegid laaaibkan.

Fetah ali (liida)

www.qubanaha.com

 

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=2936

Posted by on Aug 16 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented