imisa sano ayuu Robin van Persie la jogayaa United?.
Ciyaar yaahnaka dhawaan ay qadatay koxda United Ropin Van Persie ,ayaa si rasmi ahna loo soo gabagabeyey heshiiskiisa waxaana uu saxiixay heshis afar sano ah oo uu koxda ku la sii jogaayo.
Robin van Persie ayaa hada ku sugan Magaalada Manchester kadib markii u maray caafimaadka iyadoo tabar uu la bilaabi doono koxda si daugu dhaqsiyaha badan.
29 jirkaan u dhashay wadanka Nederlands, ayaa waxaa uu hor mar ka sameyey sanadkii la soo dhafay ,horyaalka in giriiska waxaana uu qaatay goldhalinta ,taasi oo sabab ka dhigtay in uu u ciyaaro kox sin karta Mashaarka uu isaga doonaayo.
Van persie ioo lagu wado in u ciyaaro Ciyaaraat ugu horeysa ee United ay la yeelaneyso Everton ayaa waxaa uu shegay in ay sharaf u tahay in uu ku soo biiro Manchester united .
www.qubanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=3027