|

HORYAALKA ENGLAND OO SHALAY SI RASMI AH U FURMAY.

Horyaalka premier leage ee daka England ayaa shalay si rasmi ah u Bilowday waxaana la ogsoonyahay in xili ciyaareedkan uu la mid Aheen kii hore oo ay ku guuleesatay kooxda Manchester city

 

Ciyaaryahano cusub aye naadi waliba kusoo kordhisay naadigooda iyo arsenal oo Ciyaaryahano muhiim ah ka tagay iyadana so iibsatay laacibiin munchester united oo ilaa Sedex ciyaaryahano soo iibsatay Manchester city ilaa hada hal ciyaaryahan ayaa la Ogyahay in ay soo iibsatay, Chelsea sidoo kale ciyaartooy cusub aye kooxda kusoo kor Dhisay

 

Marka taa waxee muujineesaa in hardan cusub uu bilawan doona xili ciyaareedkan Waxaana tababare kasta uu sheegayaa in uu ku guulesan karo horyaalka cusub ee shalay Si rasmi ah aaga furmay wadanka England

 

Liverpool tabar dari aye ku bilowday ka gadaal markii shalay jilibka dhulka loo dhigay

Liverpool ayaa shalay waxaa wiiqay kooxda west bromich waxaana loo dhiibay 3-0

 

Arsenal barbar dhac aye sunderland la dhaafi weyday waxeena ku dhamaatay 0-0

New castle na waxee 2-1 kaga badisay tottenham

 

Maantna waxaa wada ciyari doona

 

Chelsea vs wegan athletic

Manchester city vs Southampton

 

Kulamadaas waxii ka soo baxo waxaad kala socon doontaan aqbaaradka ciyaraha ee Qubanaha.com

 

Fetah ali (liida) 

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=3205

Posted by on Aug 19 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented