Muqdisho iyo gobolada Dalka oo siweyn looga ciiday.
Magaalada Muqdisha ayaa saake si weyn looga dabaaldagayaa Munaasaba Ciida Fidriga, iyadoo magaalada Muqdishana iyo Gobolada dalkaba lagu arkayo Caruur farabadan Bilic ahaan ay aad u ifayaan waxaana ku arkeysaa Gacnahooda waxyaabaha ay aadka ugu farxaan sida Bistooladooyinka iyo Fariinbiyada Caruurta.
Ciidaan ayaa waxaa ay Ciidaha kala ka duwantahay in ay marqura Masaajidyada ay halmar Takbiirta Ciida laga wada maqlay oo aanay wax Tafaaraaruq ah iyo kala qeybsanaan galin, waxaana Maanta magaalada Muqdisho ay tahay mid jawigeedu ku soo jiidanayo.
Wadooyinka ugu waaweyn ee Muqdisho iyo Gobolada kale ayaa awaxaa lagu wada xeray Boorar ay ku qoranyihiin farxadaCiidul fidriga, iyadoo ay Booraarkaasi isku howleen Shirkada ka howlgala Dalka kuna Dadaalay Maanta in ay soo saaraan Bilicda farxadda ciida awgeed.
Dhanka kale guud ahaan wadanka Aduunka ayaa sidaani oo kale looga wada ciidayaa, iyodoo Maanta ay dadka Muslimiinta oo dhan ay u tahay Farxad laguna Arkayo wajiyadooda farxad xad dhaaf ah.
www.qubanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=3181