|

Sidee Maanta looga Ciiday Magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta si weyn looga ciiday Dalka k. afrika oo ay ku nool yihiin Soomaalida aad u farabadan oo la qeyb sanayay munaa sabada ciida muslumiinta dalkan.
Aroornimadii hore ee saakay ayaa loo dareeday goobaha lagu tukanayay salaada ciidul fidriga oo ay kumanan dad ah isugu yimaadeen si aan tafaraaruq laheyn

Hayada Culumaa u diinka soomliyeed ee dalka k.afrika Albyaan iyaa ka dhax muuqday goobta ay dadku ku tukanayeen ee xaafada belvel ee magaalada Cape town oo ay soomalidu ku badan tahay

Munaasbadan ayaa ka duwaneyd ciidihii hore sababta oo ah in dhaman daka muslumiinta ah ee ku sugan k.afriak ay tukadeen maalin qurah iyadoo looga bartay in xilayadii hore ay dhici jireen qilaaf

Waxaana la arkayay boqolaal dumar iyo caruur ah oo buux dhaafiyay wadooyinka waa weyn ee magaalooyinka cape town iyo johannsberg oo u badnaa soomaali.

W/D:Abdirahmaan Muumin(Codeey)
Email:Codeey9@hotmail.com
South Africa Cape TOWn

Daawo Sawiro Badan





Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=3223

Posted by on Aug 19 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented