Alex Song oo si rasmi ah ugu waregay Barcelona.
24-jirkaan ,u dhashay wadanka Cameroon, ayaa ka tagay koxda Gunners isgoo si toos ah ugu biraayo koxda Barcelona oo waayahaan daneyeysay waxaana ay ku iibsatay aduun lacageed oo gaaraya £15 million .
Arsenal ,ayaa xaqiijisay in laacibkeedii hore ee dhexda ka cayaarijiray uu u wareegay koxda Rer Spain ee Barcelona ,kadib markii la is ku raacay heshiis mudo soo jiitamaayey oo lagu doonaayey laacibkan ku bada ka qaabeeya Dhexe.
Song, ayaa ku soo biiray Arsenal 2005 isgo kaga soo biiray koxda rer france ee , Bastia, waxaana uu qalinka ku duugay heshiis gaaraayo shansano isagoona ay is kuboos noqn doonaan Sergio Busquets.
” qof waliba oo ka tirsan Arsenal waxaa uu jecelyahay in uu dhaho mahadsanid Alex mahadaasi oo ah waxyaabihii uu u soo qabatay koxda waxaana loo rajeyey mustaqbal wanaagsan ,” sida laga akhriyey warsaxaafadeed ku soo baxay websideka Arsenal.
ciyaaryahan kaan ayaa waxaa uu noqonayaa cayaaryaahnkii labaad oo Qatar ah ee ka tagaArsenal iyadoo kol hore koxda uu faarujiye,Robin van Persie oo kubiiray united.
Song ayaa usafatay 206 kulan Gunners waxana auu dhaliyey 10 gool.
www.qubanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=3335