Manchester United oo iibsatay Difaac halis ah .(Daawo Sawiro).
Koxda Manchester united ,ayaa heshay laacib kale oo u dhahsay wadanka Holland oo ka ciyaara dhica difaaca kaasi oo lagu magacaabo Alexander Buttner waxaana uu manta Maraayey tijaabo Caafimaad isagoo kumareyey Bridgewater Hospital oo ku laaya Manchester .
23 jirkaan u cayaari jiray koxda heerka 1aad wadanka Nederlands ee layiraahdo Vitesse Arnhem , ayaa waxaa lagu iibsaday aduun lacageed oo gaaraayo £3.9million waxaana lgu wada ain uu qalinka ku duugo heshiis gaaraayo 5 sano oo uu kula jogaayo United.
‘ aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in ay wax walba sana u dhacaan islamarkasiana ay sidan is ku badalaan ,tani waa riyadeydii runta aheyd ’ ayuu yri Buttner.
www.qubanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=3306


