Arsenal oo doonaysoo Yann M’Vila si uu u buuxiyo booskii Alex Song.
Kooxda Arsenal ayaa la shaaciyay in ay doonayso ciyaaryahanaka lagau magacaaabo Yann M’Vila si uu badel ugu noqdo booska Alex Song oo dhawaan kooxda ka tagay.
Macalin Arsene Wenger ayaa doonayo in uu la soo wareego ciyaaryahankaasi ka hor inta uusan xirmin suuqa kla iibsiga ciyaaryahanada si uu u daboolo baahida kooxda ee qadka dhexe.
The France international has been linked with a number of clubs over the summer including
ciyaaryahankaan reer France ayaa sido kale waxaa jira kooxo kale oo baadi goob ugu jira kuwaasi oo kala ah kooxda Arsenal ee waqooyiga London ay ka wada dhisan yihiin ee Tottenham iyoZenit St Petersburg.
Macalinka kooxda Tottenham Andre Villas-Boas ayaa qiray in uu jiray xiriri ku wajahan ciyaaryahanaka , balse markii dambe la isku afgaran wayyaay
Rennes ayaa sheegay in ciyaaryahankeeda qadka dhexe ee daafaca ka ciyaara ay ku doonayso qiimo lacageed oo garaya £15million , waxaana ilaa iminka hogaaminays dalbaka ciyaaryahankaasi kooxda Arsenal oo iyada iska iibisay Alex Song.
Kooxda Arsenal ayaa damaceedu yahay sidii ay ciyaaryahankaan ula soo wareegi lahayd ka hor inta uusan xirman suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada oo ku eg 4 September .
W/D Faysal Maxamuud
www.quabanaha.com
Nagala soo xariir qubanaha@yahoo.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=3407