Dad lagu laayey Raamu o ka tirsan Mandera counti (yaa laayey Dad kaasi? Akriso)
Wararka naga soo gaaraya degaanka Raamu o ka tirsan Mandera counti ayaa waxa ay sheegayaan in kooxo hubaysan ay degaankaasi ku laayeen dad aan waxba galabsan.
Wararka ayaa sheegayaa in magaaladaasi Raamu ay kooxahaasi hubaysan ay xalay ku dileen 6 qof islamarkana ay dhaawceen 3 kale .
Sh Ahmed Sudan oo ka mid ah culumaaudiinka countiga Mandera ayaa warbaahinta u xajiiyeey dhacdadaasi isagoo intaasi ku daray in dadka weerarkaasi lagu dilay ay kamid yihiin dad buslahada dhexdeeda caan ka ah.
Sheekha ayaa ugu baaqay labada dhinaca ee culaada u dhaxaysa in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ay u joojiyaan xiisadaha aanooyinka qabil ku salaysan.
Arintan ayaa ku soo aadaysa xili malamahan xiisado colaadeed oo u ddhaxeya laba beelood oo kala ah ,Dugeediye,iyo Kare ay ka taagneed degaanka jaruuqa ee galbeedka mandheera.
Maxamed xaaji xasan abukar
Nairobi-kenya
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=3490