|

Kooxda Roma oo la soo wareegtay ciyaaryahan Marquinhos

18 jirkaan u ciyaara kooxda Corinthians ayaa u dhaqaaqi doono garoonka Stadio Olimpico, isagoona lagu wado in halkaasi uu ku soo qaato hal sano oo heshiis amah ah.

Kooxda Roma ayaa xaqiijisay saxiixa ciyaaryahanaka buuxa ee gadaale  Marquinhos , isagoona halkaasi ku qaadan doono hal xili ciyaareed , waxaa sida alagu shaaciyay webka kooxda ay leedahay.
Marquinhos ayaa u ciyaarayay kooxda  Corinthians ilaa iyo sandkii  2002, weliba ma uusan ka helin boos joogto ah oo uu uga ciyaaro naadiga , maadaana qibradiisa ciyaaraha ay tahay mid yar .
Kooxda Roma ayaa wada qorsho ay ciyaarayahano cusub ku keenayso naadiga , wuxuuna ciyaarayahnkaan la midoobi doono ciyaaryahankii hore ee ay isku kooxda ahaayeen Castan oo kooxda Roma la soo wareegtay horantii xagaagaan.
Roma  ayaa bilaawaysa axada halhankeeda ku wjahan horyaalka talyaaniga ee Serie A  waxayna kulankeeda ugu horeeya ay fooda is dari doonaan kooxda Catania .
 W/D fayasal Maxamuud
www.qubanaha.com
qubanaha@yahoo.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=3447

Posted by on Aug 22 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented