Qaar ka mid ah taageerayaasha shiikh Shariif oo soo galay Barlamanka.(Akhriso Magacyadooda.)
Wararka naga soogaaraayo Magaalada Muqdisho ee Caasimada wadanka Soomaaliya ,ayaa waxa ay sheagayaan in xubo gaaraayo ilaa 7 xubnood ,la siyey kaararka Aqoosiga ee Barlamanka cusub ,iyadoo xubnahaais ay ahaayeen ku wa ay ku dhaganaayeen ,gudiga farsamda Barlamaka Soomaliya. xubnahaasi waxaa ka mid ah.
C/qaadir Cali Cumar oo mar ahaa wasiirkii arimaha Gudaha, Wasiiru Dowlihii Madaxtooyada Xasan Macalin Maxamuud, Maxamed Cabdulle Faarax, Maxamed Maxamuud Ibraahim, Naciimo Maxamed Gacal, sidoo kale xubnaha qaar waxaa ku jira xubno horay Xildhibaano u ahaa sida C/rashiid Maxamed Xidig.
arinkaan ,ayaa waxaa uu yimid kadib markii ,madaxweyne shariif uu ku mintiday in barlamanka lagu soo daro,xubnahasi ,iyadoo uu kalahadlaayey Ergayga QM u qaabilsan arimaha Soomaaliya Mahiiga.
www.qubanha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=3544