Shiikh Xasan Daahir Aweys oo hadal ku lul ku yiri Xildhibaanada cusub iyo Musharixiinta u taagan Madaxtinimada.(Dhageyso).
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Mas’uuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa Wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Idaacadda Islaamiga ah Alfurqaan.
Wareysigan ayuu Sheekh Xasan Daahir Aweys kaga hadlay Xaaladaha siyaasadeed ee dalka uu marayo, isagoona ugu baaqay Xildhibaanada cusub ee Barlmamaanka iyo Musharixiinta u taagan Madaxtinimada in ay ALLAAH uga towbad keenaan dambiga ay ka galayaan Diinta iyo Dalka.
Dhinaca kalena Sheekh Xasan Daahir Aweys waxa uu ku baaqay in lasii laba jibbaaro dagaallada Jihaadka ah ee lagula jiro Ciidamada Shisheeyaha ee dalka kusoo duulay.
Halkaan hoose Ka dhageyso
http://www.somalimemo.net/codad/Sheekh%20X%20daahir.mp3
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=3518