|

Kenya oo shegtay in Meles Zenawi uu abuuray Shabaab.Dhageyso

Guddoomiye kuxigeenka baarlamaanka Kenya, Faarax Macallin ayaa sheegay in ra’iisul-wasaarihii geeriyooday ee dalka Ethiopia Meles Zenawi uu mas’uul ka ahaa dhibaatadda Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya.
Faarax wuxuu sheegay in Meles markii uu abuuray ururka al-Shabaab ee dagaalka ka wada Soomaaliya kaddib markii uu ciidamadiisa u diray Soomaaliya.

dhageyso

http://origin.voasomali.org/audio/audio/206283.html

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=3552

Posted by on Aug 23 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented