|

John Terry oo lagu darayo xulka England, xill dacwdo loo heysto.

John Terry ayaa lagu dari doonaa cayaartoyda xulka England ee bisha September wajihi doona xulalka Maldova yo Ukraine, cayaaro ka tirsan is reeb reebka koobka adduunka 2014.

Xiriirka kubadda cagta ee FA ayaa weli waqti u dejin goorta la maqli doono is difaaca Terry oo ay ku eedeeyeen inuu hadallo midab takoor ah u adeegssaday daafaca QPR Anton Ferdinand.

Tababare Royd Hodgson ayaa yiri “Waan dooran karaa Terry, waana dooran doonaa”.

Terry ayaa illaa iyo hadda ku adekysanaya inaanu wax midab takoor ah ku sameyn Ferdinand.

Dad badan ayaa dhaliilay go’aanka Hodgson ugu soo daray Terry xulka England, xilli laacibkaas farqaha lagu dhagan yahay.

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=3697

Posted by on Aug 24 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented