|

Wariye Muqdisho ku sugan oo Qoraal yar oo cajiib ah Ka sameyey Musharixiinta Jagada Madaxweynaha utaagan.(Akhriso)

Wariye Xasan Ali gesey oo Madax ka ah Warbaahinta Madaxa banaan ee Dalsan kuna sugan Muqdisho, ayaa waxaa uu faalo gaaban oo cajiib ah ka sameyey Musharixinta Soomaaliyeed ,isagoona ku soo qory faladiisa Yar ,Boga uu ka is ticmaalo Faceboo.

Bal hal kaan hoose ka aqriso Adiga ayaa Qosli doonee.

Halkudhigyada ugu badan xarumaha musharaxiinta xilka madaxweynanimo “Ilaa hada 120 xildhibaan ayan heynaa oo diiwangashan ” “142 ayaan heynaa kuwa kalena waa na soo wacayaan ” “90 ayaa isa soo diiwaangalisay kuwa kalena gorgortan ayaa noo socda ” 180 oo mabda ahaan nala dhacsan ayaan heynaa inta kalena hadeey Soomalinimo rabaan kama hari doonaan ‘ kkkkk Tirada badanaa 275-taan qof walbaa oo 100 ka abdan ka heysto …sheeko yaab le !!!!

www.qubanaha.com

Nala gala soo xariir qubanaha@yahoo.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=3691

Posted by on Aug 24 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented