AC Milan oo markaan ay ka go’antahay, in ay kaka soo celiso.
AC Milan ayaa rajo weyn ka qabta in ay markale gacanata ku soo dhigto werarayahankoodii hore ee haatan u cayaara Real Madrid Kaka,madaxa ugu sareya ee koxda AC Milano Adriano Galliani ayaa lagu wadaa in uu uduulo Magalada Caasimada ee wadanka Spain ee Madrid si uu wadahadal muhiim ah u la soo yeesha koxda halkaasi ka dhisan ee Real Madrid si loo soo wareejiyo KaKa .
Werar yahanka rer Brazil ayaa waayadaan lala xariirinaayey in uu dib ugu soo laabto koxda Rossoneri, ee ka cayaarata Serie A talyaaniga laakin waxaa la si ku mariwaayey dhinaca dhaqaalaha taasi oo adkeysay xaalka waxaana iminka Milan ka go’an in ay KaKa kento.
” waxaa u socdaalayaa Madrid maal maha na soo aadan waxaana sugeynaa wax alaale wixii macquul ah,” sidaasi waxaa yiri Galliani oo u waramaayey Sky Sport Italia markii la weydiyey su’aalo ku aadan la soo wareegitaanka KaKa .
Milan ayaa waxa la soo wariyey in ay 30-jirkaan hal sano oo deyn ah ku qaadanlaheyd waxaana ay bixn laheyd 50 boqlkiiba mishaarka KaKa oo ah sanadkii,€10 million .
www.qubanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=3770