Wayne Rooney Dhaawac xun soogaar galabta.
Werar yahanka koxda Manchester United Wayne Rooney ayaa wajahaya afar isbuuc oo uu ka maqnaanayo garoomada kadib markii uu dhaawac xun ka soo gaaray , dhawacaan ayaa waxaa uu dhacay galabta ciyaartii dhexmartay fulham iyo united.
Wayne Rooney, ayaa waxaa uu soo galay Ciyaarata qeybtii danbe ,waxaana tababaraha uu shegay in uu rooney wajahaayo afar isbuuc oo uu ciyaraha ka mqnaanaayo.
Sir Alex Ferguson ayaa waxa uu sidookale shegay in uu ahaa dhawac roney mid aad u daran waxaana loo lacararay isbitaalaka si loo gu daaweeyo oo uu u helo gar gaar deg deg ah.
Rooney waxa auu ka maqnaan doonaa ciyaaraha is reeb rebka kobka aduunka oo koxda Egland ay la ciyaaridoonto koxda Moldova iyo Ukraine bisha Septemper.
www.qubanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=3764