Luka Modric oo kamdi noqday Ciyaar toyda Real Madrid.
Ciyaayahanka Qadaka dhexe ku bada ka qaabeeya Luka Modric ayaa la soogabagabeyey heshiiskii uu ugu biiraayey koxda sida weyn u doneysay ee Real Madrid waxaana ciyaarayahankaasi si rasmi ah ugu mid noqday xidigaha koxda Madrid.
Tottenham, ayaa waaxa la soo wariyey in ay heshay lacag gareysa£30m. iydoona lacagtaasi ay u is ticmaali doonto in ay ku soo iibsato 2 ciyaar yahan oo mid kood badala Modric.
26, jirkan ,ayaa waxaa uu ka gudbay baris caafimaad manta ka hor inta uusan saxiixin shan sano oo heshiis ah oo uu kula jogaayo koxda Madrid ,waxana uu ku dhawaqay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu koxda Real Madrid u ciyaaro,isagoo intaasi ku daray in ay sharafweyn u tahay in uu ku soo biro mid ka kamid ah naadiyaasha ugu waweyn dunida ee kubada cagta.
www.qubanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=3939