Jaylani Nur Ikar oo Noqday Gudoomiye ku xigeynka 1aad ee Barlamanka .
Jeylaani nuur iikar oo noqday gudoomiye ku xigeenka 1aad ee barlamanka Soomaaliya kadib markii uu helay cod gaaraaya 91 cod ,waxaana tanasul sameyey Cabdiwali shikh ibraahim muudey ,oo helay 58 cod .
tanaasulka Xildhibaan mudey, ayaa waxaa uu sababay in aan loo bahnaan in dib loogu laabto codbixin kale, iyadoona loo hanbalyeyey Jeylani Ikar oo ah Kuxigeen Ka Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya .
waxaa hada bilaabanaayo codeynta gudoomiya kuxigeenka 2aad ee Barlamanka Soomaaliya waxaana hada ka socda holka shirarka ee Barlamanka qaban qaabada .
www.quabanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=4083