|

Pr Maxamed shiikh cismaan Jawaari oo noqday Gudoomiyaha Barlamanka Cusub ee Soomaaliya.

Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya ,ayaa waxaa ku guleysatay Pr Maxamed Jawaari kadib markii uu is casilay ,Pr cali khaliif galerdh , taasina waxa ay noqoneysaa in uu Jawaari uu noqdo Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya Mudada 4ta sano ee soo socota .

Ali kahif galerdh ,ayaa waxaa uu shegay in uu u fududeynaayo xildhibaanda is lamarkaaisna uu u hanbalyeyenaayo Pr maxamed shkiikh  Cismaan jawaari ,waxaana lagu wadaa in dhawaan la dhaariyo gudoomiyaha cusb ee barlamanka soomaaliya Pr Jawaari

jawaari o hadlay ayaa shegay in uu doonaayo in khudbadiisa bilaabi dono marka ladoorto gudoomiya ku xigeenada Barlamanka soomaaliya.

xafiiska wararka Muqdisho ee www.qubanaha.com

 

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=4064

Posted by on Aug 28 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented