|

Qabanqabada Dorashada Gudomiyaha Barlamaka oo socota .

waxaa maanta lagu wadaa in barlamaanka  Soomalia  ay ufariistaan doorashada gudoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaalia  oo saacadaha soo socda lagu wado in baarlamaanku isugu tago xarunta dugsiga tababarka booliska Gen. Kaahiye  halkaas oo hada xarun KMG   u ah baarlamaanka.

 

Xildhibaanada ayaa hada waxaa ay wariyaashenu soo sheegayaan in howlka ay ku sii qul qulayaan oo ay udiyaar garoobayaan doorashada gudoomiyaha baarlamaanka oo ay u tartamayaan mudanayaal dhowr ah .

 

M/wayne Sharif ayaa lagu wadaa in uu maanta gaaro goobta uu barlamanku ku dooranayo gudoomiyaha baarlamaanka waxaana indhaha guud ahaan bulshada Somaliyeed ay maanta ujeedaan dhanka xarunta uu ka dhacayo kulanka baarlamaanku iyo waxa ka soo bixi doona.

www.quabanaha.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=3998

Posted by on Aug 28 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented