Xasan abshir Farax iyo Cabdirishd xidig oo isaga haray Tartanaka.
Abdirashiid maxamed xidig oo ka mid ah tartamayaasha Gudoomiyaha barlamanka Soomaaliya ,aya asaga haray ,hamigiisi ahaa in uu qabto jagada gudomiyaha Barlamanka ,waxaana u helay 10 cod, ,waxana sidookale is casilay Xasan abshir farax oo isna helay 5 cod .waxaana is ku soo haray Cali khaliif galerdh iyo Pr jawaari
waxaa sitoos ah u bilaabanayo Wareegii ugu danbeyey ee doorashada.
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=4052