|

Julio cesar qarka u saran QPR .

 Macalin Hughes kuma uusan fakirin inuu lasoo wareegi karo gool haye can ah

Kooxda kubada cagta ee QPR ayaa doonesa iney lasoo wareegto ciyaarka gool hayaha u ah waa Julio cesar

 

Ciyaaryahankan u dhashay ayaa waxuu kula guuleestay kooxdaas inter Milan koobka eufa champions league 2 sano ka hor ayaa hada damacsan inuu ka tago kooxda inter Milan

 

“ilaa hada wax heshiis cad lama gaaran ee rabitaan oo kaliya ciyaaryahankaas “Hughes  ayaa sidaa yirimaalin Nimadi talaadadi

 

Kooxda QPR yaa cadeesay in ay doonayaan  ciyaaryahan Julio cesar laakin kooxda waxee leedahay ilaa haatan waa rabitaan laakin waxaan rajeneenaa in wararkaas aan si toos ah ula soo wareegno ciyaar yahan Julio cesar

 www.quabanaha.com

Fetah ali (liida)

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=4094

Posted by on Aug 29 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented