|

AC Milan oo kacanta ku dhigtay Bojan Krkic.

AC Milan ayaa si rasmi aha u shegatay in ay gacanta ku dhigtay oo ay la saxixatay heshiis werara yahanka koxda Roma  Bojan Krkic,kaasi oo hada si rasmi ah ugu mid noqonaayo ,koxda AC Milan.

Bojan oo ay wali is ka ledahay koxda Bacelona ,ayaa waxaa uu la jogayaa koxda Ac Milan Xili Ciyaareedka soosocda ,waxaana uu kadib ku laaban doonaa Barcelona.

Rossoneri ayaa diirada saratay isbuucaan in ay 22 jirkaan ka soo jeeda spain ay heshiis la saxiixato kadib markii ay meel xun gaareen wada xaajoodyadii koxda ay ku la jirtay koxda Real Madrid ee ku aadana in Milano ay la soo            wareegto KaKa .

Xili ciraareedkii la soo dhaafay ,ayaa Bojan waxaa uu u ciyaaraayey koxda Caasmimada ka dhisan ee Roma waxaaana uu safatay 33 kulan isagoona dhaliyey 7 gool .,

sidookale Barcelona ,ayaa waxaa ay Websidekeeda ku soo dhaabacaday in ay san waxyeelo soo gaarsineynin wareegida Bjan ee San sirio ,iyadoo la filaayey in xili ciyaareedkana uu Bojan ku laabto Barcelona.

www.qubanaha.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=4208

Posted by on Aug 30 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented