Messi oo Rikoor Cusub u dhigay Ciyaarta loo yaqaano ‘EL Classico”
Leonel Messi oo ah weeraryahanka kooxda Barcelona ayaa noqday Ciyaaryahankii ugu goolasha badnaa abid ee kooxda Barcelona ka tirsan Kulanka loo yaqaano EL Classico oo ah kulan dhex mara Barcelona iyo Real Madrid.
Messi ayaa dhaliyay 15 gool oo kulankaan ah intii uu u cayaaraayay kooxda Barcelona waxa uuna dhaafay Cesar Rodriguez oo ahaa halyeey hore oo soo maray kooxda Barca oo horey u ahaa Ciyaaryahankii Barca ugu goolasha badnaa kulamada loo yaqaano EL Classico.
Alvaro Di Stifano oo horey guulo badan ula qeybsaday Real Madrid ayaa heysta guud ahaan rikoorka goolasha ugu badan ee EL Classico, waxa uuna dhaliyay 18 gool.
brahim Gedow Awale (Biibbo),
injineerka3@hotmail.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=4192