|

Ciyaartoy Muhiim ah oo la kala waregsaday Akhriso Koxaha ay ka so waregen iyo ku wa ay u waregen.


Akhristayaal maalin wanaagsan waxaan sitoos ah aan idinkugu soo gudbinaynaa wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga.

Marwalbo soo gal si aad u aragto waxii soo kordha,Warbixinada ugu dambeeyay hadii aad doonayso Hoos ayaa ka arkaysaa hadii ay aad doonaysana bilow iyo dhamaad ayaa ka aqrisan kartaa xidigaha wareegay iyo muuqaaladooda.

Kooxda Manchester Citay ayaa qarka u saaran inay lasoo wareegto Xidiga Inter Milan Maicon.

£4million ayaa lagu qiimeeyay in Daafaca Inter Milan inuu ugu dhaqaaqo kooxda City.

AC Milan ayaa si rasmi ah waxaa ay ula soo wareegtay Xidiga qadka dhexe ee Man City De Jong.

Scott Sinclair ayaa waxaa Si rasmi ah uu ugu biiray kooxda Manchester City oo baadi goob ugu jirtay,waxaana ay kula soo wareegtay £6.2million.

Manchester City ayaa ku dhow heshiis Xidiga dhexda ka ciyaara ee Javi Garcia oo  £20miliion ay kula wareegi doonto.

Giovani dos Santos’s aya waxaa dhamaaday xiligii uu lasii jooga lahaa Tottenham waxaana uu heshiis Afarsana ah uu ugu biiray kooxda Real Mallorca.

Kooxda Tottenham ayaa £22million waxaa ay kula wareegtay Xidiga dhexda ugu ciyaaro kooxda FC Porto Joao Moutinho,ilaa iyo hada majiraan faah faahint intaas dhaafsan lakiin waa la xaqiijiyay.

Laacibka Liverpool  Adam ayaa si rasmi ah waxaa uu ugu biiray kooxda Stoke City.

ARSENAL

Park Chu-young: Has joined Celta on a season-long loan with a view to a permanent deal

Chu-Young Park -oo ka tirsanaa kooxda Arsenal  ayaa si amaah ah waxaa uu ugu biiray kooxda  Celta Vigo .

Maicon: Has agreed a move to Manchester City, according to his club Inter Milan

Inter Milan ayaa galabta Xaqiijisay in Daafaceeda Brazil Maicon uu ku biiray kooxda Manchester City,heshiiska labada koox waa uu dhacay lakiin lama faah faahin lacagta lagula wareegay.

Thorgan Hazard oo xagaagan ay lasoo wareegtay kooxda Ingiriiska ee Chelsea ayaa Chelsea katagay waxaana uu ku biiray kooxda SV Zulte Waregem oo si amaah ah ayuu ugu ciyaarayaa.

Kooxda Manchester City ayaa si lama filaan ah waxaa uu u dalbatay Weeraryahanka Barcelona David Villa,waxaana ay ku raja wayntahay inay kula wareegto ilaa iyo caawa £40 ilaa £50 million.

Van der Wiel  ayaa si rasmi ah waxaa uu ugu biiray kooxda PSG.

Daafaca dambeedka Midi gee Ajax Gregory van der Wiel ayaa heshiis la gaaray kooxda France.

Bastos ayaa laga yaabaa inuu ku biiro kooxda Fulham oo  €9 million miiska u saartay kooxda Lyon si ay ugula wareegta Xidiga Brazil.

To be Frank: Van der Vaart poses with sporting director Arnesen and his new Hamburg shirt

Kubad qaabeeyaha kooxda Tottenham Rafael van der Vaart ayaa ku biiray kooxda Hamburg waxaana la gudoonsiyay Fanaanada ay kooxda ku ciyaarto iyo lambarka uu kooxda ka xirin lahaa sanadkan.

Kooxda Fulham ayaa ku dhawaaqday saxiixa Weeraryahanka kooxda Manchester United DimitarBerbatov oo sadax koox ku sigtay inuu ku biiro ayaa si kamadambays ah waxaa uu ugu biiray Fulham.

Great Scott! Sinclair has joined champions Manchester City from Swansea

Xidiga Scottishka ee Sinclair ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Manchester City waxaana la gudoonsiiyay No 11.

Getting shirty: Richardson has moved south to join Martin Jol at Fulham

Kieran Richardson ayaa ka tagay Sunderland waxaana uu si rasmi ugu biiray kooxda Fulham,waxaana 27 jirkaan horay ugu soo ciyaaray Manchester United uu qalinka uu ku duugay Sadax Sano oo heshiis ah islamarkaan waxaa la gudoonsiiyay Funaanada kooxda ay ku ciyaarto.

Manchester City ayaa heshiis la gaartay Xidiga qadka dhexe  ee kooxda Benfica Javi Garcia  oo garoonka  Etihad Stadium ugu wareegay for €22.6 million.

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=4360

Posted by on Sep 1 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented