Amaro lagu soo rogay Gaadid leyda Muqdisho.
Wasaarada gaadiidka Soomalia ayaa maanta waxaa ay soo saartay amaro dhowr ah oo ku socda gaaadiidleyda G/Banaadir kuwaas oo ay sheegaty wasaaradu in ay sida ugu dhaqsaha badan uhir gali doonto amaradaasi.
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo dhulka Soomalia Mudane Maxamed Cismaan Cali Dhagax tuur oo maanta saxaafada kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in ay wasaaradu soo saartay amaro ku socda gaadiidleyda Muqdisho ku waas oo ay ka mid yihiin in Gaari ka howl gala gudaha degmada Hodan uusan ka howl gali Karin Hiliwaa loona baahan yahay in ay qaataan Gaadiidleyda isagoo ka dalbaday M/mulka Gobolka in ay fuliyaan amaradaasi sida ugu dhaqsaha badan .
Dhagax tuur ayaa waxaa dhinaca kale sharci daro ku sheegay Lacagaha siyaabaha kala gooni goonida ah looga qaado Gawaarida dad waynaha arintaaasi si aysan mar kale udhicina laga sameydoono degma walba oo G/Banaadir ah Goob lagu Qaado Lacagaha Canshuuraadka .
www.qubanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=4639