Raul Meireles oo ka tagay Chelsea.
koxdaTurkiga ee la yiraahdo Fenerbahce ayaa soo gaba gabeysay heshiiska cayaar yahan Raul Meireles kaasi oo ka soo waregay koxda Chelsea .
Raul Meireles ,ayaa koxda Fenerbahce waxaa uu u saxiixay heshiis gaaraayo afar sano waxaana tasi ay la micno tahay in uu Meireles si toos ah uga soo wareegay Chelese kuna biiray koxda Fenerbahce .
Meireles ,ayaa waxaa uu u dhaliyey Chelsea 6 gool waxaana uu cayaaray 38 kulan ,waxaana uu markiisii hore ka yimid koxda Liverpool.
koxda Fenerbahce ayaa waxaa ay ku qadatay laacibkaan lacagaareysa £8m iyadoo Xidigana uu jiro 29 sano.
www.qubanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=4616