|

Axmed Geesey iyo Marwadiisa Zahra Maxamed oo Wiil ugu dhashey Mareykanka.

Reer cabdidaahir ismaan yuusuf waxay tahniyad u dirayaan walaalkood Axmad cabdidaahir ismaan yuusuf (geesey) iyo xaaskiisa Zahra maxamed xuseen cali oo wiil ugu dhashay wadanka mareekanka , wiilkaas oo loo bixiyay maxamuud axmed cabdidaahir ismaan yuusuf Ilaah waxaan ka baryeenaa kii dalkiisa iyo dadkiisa anfaca alaha ka dhigo .

1-Aabe cabdidaahir ismaan yuusuf
2-Hooyo faadumo maxamed xoosh 3-Eedo hodan cabdulaahi
4-Maxamed cabdidaahir ismaan yuusuf
5-Ismaan cadidaahir ismaan yuusuf
6-Cabdulaahi cabdidaahir ismaan yuusuf
7-Abshir cabdidaahir ismaan yuusuf
8-Xuseen cabdidaahir ismaan yuusuf
9-Xasan cabdidaahir ismaan yuusuf
10-Cali cabdidaahir ismaan yuusuf
11-Xaawokiin cabdidaahir ismaan yuusuf
12-Shukri cabdidaahir ismaan yuusuf
13-Maryan cadidaahir ismaan yuusuf

Sidoo kale tahniyadaas oo kale waxaa diraya .

1Aabe maxamed xuseen cali

2- Salaado maxamuud cali
3-Daahir maxamed xuseen cali
4-Cabdirisaaq maxamed xuseen cali
5-Cabdirixmaan maxamed xuseen cali
6-Cabdulaahi maxamed xuseen cali
7-Yaxye maxamed xuseen cali
8-Ismaaciil maxamed xuseen cali
9-Fartuun maxamed sxuseen cali
10-Faaiso maxamed xuseen cali

Dhamaan reer maxamed xuseen cali waxay sidoo kale tahniyad u dirayaan walaashood Zahro maxamed xuseen cali iyo seeygeeda Axmed cabdidaahir ismaan yuusuf (Geesey) oo wiil ugu dhashay dalka mareekanka, willkaas oo loo bixiyay maxamuud axmed cabdidaahir ismaan yuusuf Ilaah waxaan ugu baryeeynaa kii dalkiisa iyo dadkkisa anfaco.
Waxaa kale oo tahniyad u diraya dhamaan axsaabta meel kasto aay joogaan aduunyada waxaay leeyihiin hanbalyo hanbalyo ilaah hala dhigo kii anfaca dalkiisa dadkiisa iyo diintiisa insha alaah.

www.qubanaha.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=4702

Posted by on Sep 5 2012. Filed under Qormooyinka, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented