|

Ciyaartoyda Soomaalida ee ka qeybgaleysa tartanka is reeb rerbaka Jamacada Carabta oo ka dhoofay Muqdisho.

Waxaa maanta ka baxay magaalada Muqdisho ciyaartooyda ka qeyb galeysa tartanka koobka isreebeerbka ee dalalka Jaamacadda Carabta taas oo lagu qaban doono jasiiradda Comoros.

Ciyaartooyda Kooxda kubbadda Cagta ee Saxafi oo maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa waxa ay yihiin kuwo ka qeyb galaya ciyaarta lagu wado in lagu qabto Jasiirada Comoros oo ka tirsan qaaradda Africa waxaana ka qeyb galaya ciyaarta dalalka Jaamacadda Carabta.

Ciyaartooyda Kooxda Saxafi ee ka qeyb galaya tartanka lagu qabanayo jasiiradda Comoros ayaa   waxaana horay uga qeyb galeen ciyaarta horyaalka kubbadda cagta ee dalkeena Soomaaliya iyagoo ka galay kaalinta koobaad waxaana ciyaartooyda maanta baxday shalay xaflad sagootin ah loogu sameeyay magaalada Muqdisho.

www.qubanaha.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=4902

Posted by on Sep 7 2012. Filed under Cayaaraha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented