|

Xubnihii Muranka ka taagnaa ee Barlamanka qaarkood oo la dhaariyey Maanta.

Waxaa goor dhow la dhaariyay sagaal ka mid ah mudaneyaasha baarlamanka Soomaaliya kuwaas oo uu horay uga jiray khilaaf in ay ka mid noqdaan xubnaha Baarlamanka Soomaaliya.

Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socdo khudbadaha ay jeedinayaan khaar ka mid ah musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha Soomaaliya waxaana maanta goobtaasi lagu dharaariyay sagaal mudane oo ka tirsan baarlamanka kuwaas oo ay horay u soo gudbiyeen Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed balse uu ka jiran muran.

Guddoomiyaha Baarlamanka Prof  Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo shir guddoominayo kulan ayaa dhaariyay xubnaha sagaalka ah ee ka tirsan baarlamanka Soomaaliya.

www.qubanaha.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=5001

Posted by on Sep 8 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented