Akhriso Magacyada Raga ugu cad cad Jagada Ra’iisulwasaaraha Soomalaiya, Belaha ay ka soo jeedaan iyo Cida wadata.(Xog rasmi ah)
Waxaa si xooli ah uga socda Magalada Muqdisho ee caasiamda wadanka soo maaliya Xusul duubka loogu jiro raadinta Jagada Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya waxana ilaa iyo hada la si ku hayaa Dhoowr Magac oo ay hadal heynteeda aad u badantahay Magaalada Muqdiho ku waasi oo la tilmaamaayo in ay ku Noqonkaraan Ra’isul wasaraha Cusub ee Soomaaliya.
Magacyadaasi waxa aka mid ah.
Pr Maxamed Cabdi Gaandi (Ogaadeen ) WaXaa wadata Doowlada Kenya
Dr Maxamuuud Shiikh Cali Doodisho(Mareexaan ) waxaa ay saaxiibo yihiin Madaxweyne Xasan Shkiih
Maxamed Cabdulaahi Farmaajo (Mareexaan )Cidna Mawadato iskliisa ayuu u dagaalmayaa
Cabdiwali Maxamed Cali Gaas(Majeerteen ) waxaa wato Salaadhiinta iyo Odayaasah Besha Majeerteen
Cabdiwaaxid Goonjeex(Mareexaan) Waxaa uu aad ugu dagaalamaya Ogaasaka Besha Sade mareexaan
Shiikh Maxamed Yassin (Mjeerteen) wax wata Majiraan kaligii ayaa xusul duubaayo
Cabdirishiid Aadan Seed(Majeerteen) waxa awata Faroole
Cabdikariim Xasan Jamaac (Dhulbahante) waxaa Wata Madaxweynihii hore ee soomaaliya Shariif Shiikh axmed
Cali Kahiil Galerdh (Dhul Bahante) waxaa Wata Shariif Xasan shkiih aadan
Cabdiraxmaan Cabdalle Shuuke(Majeerteen ) waxaa watata Besha caalamka
Xasan Abshir Farax (Majeerteen ) Waxaa Wata Faroole
Ragaan ayaa waxaa ay yihiin raga ilaa iyo hada la saadaakinaayo in ay ku soo baxaaan Jagada Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya.
www.qubanaha.com Nagala Sooxariir
qubanaha@yahoo.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=5538