|

Liiska Magacyada Wasiirada iyo Wasiir ku xigeenada Xilka laga qaaday iyo kuwa isku Shaandhaynta lagu sameeyay.

Garowe(qubanaha.com);- Madexweynaha dawlada puntland ayaa Xil ka qaadis iyo Isku-shaandhayn ku sameeyay Golahiisa wasiirada ee puntland.
Hadaba Warbaahinta puntland waxay idiin soo gudbinaysaa Liiska Magacyada Wasiirada iyo Wasiir ku xigeenada Xilka laga qaaday iyo kuwa isku Shaandhaynta lagu sameeyay.
Liiska Magacyada Wasiirada Xilalkooda Waayay:-
Axmed Cali Askar Wasiirkii Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo Dhaqanka.
Xasan Faarax jaamac Wasiir ku xigeenkii Ganacsiga puntland
Caasho Geelle Diiriye Wasiirkii Haweenka iyo Horumarinta Qoyska puntland.
Cali Saalax Aadan Wasiiru-dawlaha Amniga Madextooyada puntland.
Cabdi yaasiin Maxamed Wasiir-kuxiigeenkii arrimaha gudaha Puntland
Maxamuud faarax Maxamuud Wasiiru-dawlahii ganacsiga puntland
Faarax Seed Cilmi Wasiir ku xigeenkii Duulusta iyo hawada
Liiska Magacyada Xubnaha Magacaabista iyo Isku Shaandhaynta lagu sameeyay:-
1. Cali Axmed Gamuute Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha ee Puntland
2. Eng, Maxamuud Caydiid Ibraahim Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo Dhaqanka Puntland.
3. Xaliimo Xasan Xaaji Cismaan Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Qoyska puntland.
4. Xasan yaasiin Maxamed Wasiirka Wasaarada Duulista, Hawada iyo Garoomada puntland.
5. Maxamed Maxamuud cali Bile Wasiiru-dawlaha Amniga Madextooyada puntland.
6. Sayid Maxamed cabdulle Wasiru-dawlaha Qorsh, Xirirka Calamiga ah & Arimaha Federalka.
7. Saleebaan Maxamuud Siciid Wasiiru-dawlaha Deegaanka, dalxiiska iyo Duurjoogta.
8. C/qani salad yuusuf Wasiiru-dawlaha Kaluumaysiga iyo Khayraadka badda.
9. G/sare C/laahi Jaamac Cali Wasiiru-dawlaha Wasaarada Amniga iyo DDR
10. Maxamuud Maxamed Idiris Wasiiru-Dawlaha Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha.
C/raxmaan maxamuud Xaaji Xasan W/kuxigeenka maaliyada Puntland
Axmed Ibraahim C/raxmaan W/kuxigeenka Qorshaynta iyo Xiriirka caalamiga ah ee puntland
Jaamac yaasiin Axmed iyo Maxamed C/laahi bootaan Wasiir ku xigeenkada Wasaarada Waxbarashada
Bashiir Jaamac maxamed iyo C/qani Geelle Maxamed Wasiir ku xigeenada Duulista iyo Hawada.
C/shakuur Mire Aadan Wasiir ku xigeenka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda
Abshir Siciid Saalax Wasiir ku xigeenka Wasaarada Hawlaha guud iyo Gaadiidka.
Maxamuud maxamed Shiekh Ibraahim Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha iyo dawlahada hoose
C/raxmaan Cabdi Ismaaciil Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo Dhqanka
Yuusuf Cali Siciid W.kuxigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha
C/raxmaan Diiriye Carab iyo Cabdi jaamac Geesood Wasiir ku xigeenada Beeraha iyo waraabka
Caasho Maxamuud Axmed Wasiir ku xigeenka

Waxaa soo Dirtay Falasatiin Cabdulle 

Puntland Soomaaliya 

www.qubanaha.com

qubanaha@yahoo.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=5651

Posted by on Sep 15 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented