Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo isniita soosocota bilaabaya Qorshaha Xulista Ra’iisulwasaraha.
Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ,ayaa lagu soo waramayaa in uu bilaabidoono Shaqadiisa ku aadan Xulshada , Wasiirka 1aad ee Doowlada Soomaaliya Maalinta isniinta ,waxaana uu sameyn doonaa Maalinta Axada marka la caleemo saaro kadib gudi aqoon yahano ah oo siweyn ugala taliyo Qabka uu u soo magacaabilahaa Ra’iisul wasaraha Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa waxaa uu hada gacanta ku ahayaa liis ay ku qoran yihiin mushariixn aad u badan ku waasi oo doonaya in ay noqdaan wasiirka 1waad ee Doowlada Soomaaliyeed Mudada Afarta Sano ee soo socota.
Madaxweynaha ,ayaa hada waxaa uu waraqado u kala diray Aqoon yahano Soomaliyeed oo uu urakay in ay taladooda loobahanyahay si lohelo Ra’isulwasare ku shaqeeya hananka Doowlad wanaaga si soomalaaliya loogaarisyo hor mar dhankaste ah.
Liiska uu ahayo Madaxweynaha ayaa waxaa soogudbiyey belaha kalagidasan ee daarood ku waasi oo iyaga raba in ay noqdaan wasiirka 1aad ee Dowlada Fadaraaliga Aoomaaliya.
Saraakiil ka shaqeysa Xafiisaka Madaxweynaha Soomaaliya ,ayaa waxaa ay shegeen in marka hore uu madaxweynaha u bahanyahay talooyin badan iyo in uu dhageysto dada kala duwan si loo saxo wax badan waxaana saraakiisha intaasi ay ku dareen in deg dega uu wanaasaneyn islamarkaasina la sooxulo Ra’isulwasaare aqoon iyo karti leh.
www.qubanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=5607