|

Ferdinand oo inkiray terry iyo cole sababtu maxey tahay?

Daafaca kooxda QPR ayaa salaanta la hareer maray ciyaaryahanada john terry iyo Ashley coleciyaarti xalay oo labadaas kooxood dhex martay.

Anton Ferdinand ayaa habeenkii xalay ahaa si xushmad Dara ah ku ag maray terryiyo Ashley cole ka gadaal Ciyaartii xalay ee labada kooxood ku yeesheen guriga Kooxda Qpr ee Loftus Road.

Dhamaan  indhaha adoonka ayaa waxee eegayeen Labadan ciyaaryahan waxa ay sameen doonaan hadii ay Ku kulmaan ciyaar dhex marta labada kooxood ay ka Wada tirsanyihiin.

Waxaa la ogyahay in ciyaaryahan terry uu aflagaado u Geestay ciyaaryahanka anton terry xili ciyaareed kii aynu Kasoo gudubnay halkaa uu terry ku muteestay ganaax Laakinse uu kazoo kacay ganaaxaas sidoo kale Ciyaaryahan ashly cole marqaati ayuu u noqday Ciyaaryahanka john terry taasina waa sababto anton Ferdinand uu u inkiray ciyaryahan Ashley cole

Inkastoo ciyaaryahanadan ay ku ciyaarayeen garoonka Kooxda Qpr halkaa oo ay kala kulmeen taageerayaasha Kooxda Qpr qeylo fara badan oo mal aleela marki ay Kubada taabtaan ay taageerayaasha kooxda Qpr ku Qeylinayeen ciyaaryahanada john terry iyo Ashley cole.

Inkastoo wanaagsaneen in ciyaaryahanada ay is inkiraan Xiliga salaam isweedaarsiga labada kooxood ee garoonka Ku kulamayo ayaa horay waxaa sidaas u sameeyaya Ciyaaryahanka kooxda Liverpool ciyaaryahan luis suarez  Asagoo aflaagado horey ugu geestay ciyaaryahanka Kooxda Manchester united waa ciyaaryahan Patrice evra Kagadaal aflagaadada kadibna 2salaanta la hareermaray Kulankii xigay kaa

 

Fetah ali (liida)

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=5745

Posted by on Sep 16 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented